Sidee loosamaystaa Akoon shaqsi ah?
Muuqaalkan waxa uu faahfaahinayaa sida loosamaysto Akoon shaqsi ah.
Haddii aad tahay Macalin, Tabobare ama imtixaanqaade doonaya inuu sifudud u qaado imtixaannada iskuulka, macaahidda ama jaamacadda. Waxaad HornExam kasamaysan kartaa Akoon shaqsi ah, kaas oo kuusuurto galinaya inaad sifudud ugu diyaariso imtixaanada adigoo adeegsanaya Garaad Gacmeedka (AI). Sidookale ardaykasta maka uu imtixaanka dhameeyo waxa uu markiiba helayaa dhibcihiisa. Adiguna si fudud ayaad u helaysaa dhibcaha ardayda oo diyaarsan.